Madaxwaynaha Jubbaland oo bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay wadanka maalgashadaan.

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Maxamad Islaam ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka faa’iideytaan kharaadka Eebe ku manaystay isla markaana ay maalgashadaan si loo gaaro isku filnaansho dhan kasta ah loogana baxo ku tiirsanaanta waxyaabaha lasoo dhoofiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here