Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxwaynaha dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daahfuray ololaha Talaalka caruurtii aan helin dhamaystiraka Talalka joogtada ah sanadahii lasoo dhaafay.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.