Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kismaanyo ee Caasimada ku-meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.