Madaxda Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland oo kulan la qaatay madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland ayaa waxay xarunta Wasaaradda ku qaabishay wakiilo ka socoday hay’adda FAO, kulanka ayaa waxaa looga hadlaayay sida ay u socdaan mashaariicda hay’ada FOA ay siisay Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland  iyo sidii loo xoojin lahaaa kalluumeysata deegaanada dowlad Goboleedka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here