Madaxa Tallaalka Wasaaradda Caafimaadka Jubblanad oo ka hadlay faa’iidada talaalku u leeyahay Carruurta

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tallaalku waxaa uu faa’iido Caafimaad u leeyahay qaybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaan caruurta waxaana looga hortagaa cuduro halis ah sida dabaaysha,Jadeecada ,Cagaarshowga iyo cudurro kale.

waxaa jira daawooyin talaal ah oo kala duwan ku waas oo la siiyo caruurta laga bilaabo marka cunugu dhasho ilaa shanta sano inta u dhaxaaysa ayadoona talaalkaas looga gol leeyahay in lagaga hortago cudurada qatar ah ee Caafimaadk wax yeelayn kara.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here