Madaxa Nafaqeeynta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka waramay adeegyada ay bulshada u qabtaan

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nafaqeynta waxaa  ay u fiican tahay Carruurta iyo Haweenka uurka leh si’ ay u helaan  cunno tayeysan oo caafimad qabta,Nafaqeenta wanaagsan  waxay ka caawisaa dadka in ay ilaaliso miisaanka jirka.

Madaxa Nafaqeynta  Wasaaradda Caafimaad Jubbland C/Qaadir Maxamed Cali  ayaa Idacadda Waamo uga warbixiyey qorshaha ay Wasaaradda ku bixisay wacyigalinta  Bulshada.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here