Madaxa Maamulka iyo Maaliyada Ururka Dhaqatiirta Jubbaland oo ka warbixiyay shaqada ururku qabto

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhaqaatiirta Jubbaland oo ay ku midaysan yihiin dhaqaatiirta kala duwan ee ku nool deegaanada Jubbaland ayaa loo aas’aasay inuu ka shaqeeyo horumarinta arimaha Caafimaadka ee Jubbaland iyadoona Xafiiska ururka dhaqatiirta Jubbaland laga maamulo uu ku yaalo Degmada Kismaayo.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here