Madaxa Imtaxanadka ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbalnd oo ka hadlay waxyaabaha uga qorsheysan Ardaydii kaalmaha hore ka galay imtaxaanki shahaadiga

0
294

(Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadkasta waxa jira boqolaal Arday ah kuwaas oo u halgamaya Hayaankooda waxbarsho si ay u helaan tacliin sare,taas oo ay ku haminayaan in ay mustaqbalkooda dhaw iyo kan fogba hayeeshee waxa jira Arday ku dadaala sidii ay dhibco fiican uga soo hoyin lahayen imtaxanaadka islamarkaana galaan kaalmha hore.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here