Madaxa Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka Xafiiskeeda Jubbaland ayaa kormeer shaqo ku tagay Xafiiska shirkadda sheybaarka adeegga Tayo-dhowrka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland

0
136
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abdishugri maxamed xasan madaxa Hay’adda Tayodhowrka Hay’adda Qaranka Xafiiskeeda Jubbaland ayaa kormeer shaqo ku tagay xafiiska shirkadda sheybaarka adeegga Tayo-dhawrka Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here