Madaxda Hay’adda LWF ee Kenya Iyo Soomaaliya iyo Musuliin ka tirsan Jubbaland  oo booqasho ku tagey Deegaanka Ceeljaale 

0
142
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hogaaminayay Wakiilka madaxa hay’adda LWF ee Kenya & Soomaaliya iyo qaar ka mid ah musuliin ka tirsan Jubbaland ayaa dadka ay saameysay abaarta  ay indha indheen ku sameeyeen baahiyaha ka jir deegaankaasi.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here