Madaxa Hay’ada SWSO oo kawarbixisay doorka Hay’adu ka qaadato Hormarinta Nabadda

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’ada SWSO oo ah Hay’ad ka shaqeeysa Arimaha muhiika u ah Bulshada gaar ahaan ka shaqeeynta iyo hormarinta Nabadda waciyigalinta bulshada iyo hormarinta xirfadaha iyo wabarashada haweenka ayaa degaanada Jubbaland kasoo qabatay shaqooyin waxtar u leh bulshada Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here