Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Tayodhowrka Jubbaland oo ah Hay’adda u taagan kana shaqeeysa kahortagga rashiinka noocyadiisa kaladuwan ee la keeno deeganada Jubbaland ee ka soo dega dekadda Magaalada Kismaayo garoonka diyaarahaha iyo kuwa ka soo gala xuduudaha dadlalka dariska ayaa inta aysan ugudbin gudaha Magaalada waxaa tayadooda Baarta Hay’adda Taya dhowrka J
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.