Madax shaybaarka guud ee degmada Kismaayo oo ka hadlay Caqabadaha ka heysta Dhiig Shubid

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In badan oo ka mid ah bukaanka ku jira isbitaalada guud ee Degmada Kismaayi ayaa u baahan dhiig ku shubid. Tallaabadan ayaa faaido u leh qofka bukaanka ah ee uu hooseeyo cadadka dhiigiisu.

Waxaa kale oo ubaahnaan kara in dhiig lugu shubo dadka maraya qalliimada, dadka lakulma shilalka iyo haweenka dhalaya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here