Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u heshisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ka daah furtay kulanka Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubbaland iyo xiriirka Hay,adaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.