Madasha Kalsan oo kulan ku qabatay magaalada Kismaayo

0
245

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulankaan oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada ku mideeysan Madasha isdhexgalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Kalsan  ayaa waxaa uu ujeedkiisa ahaa dhiirra gelinta haldoorada deegaanka iyo xarumihii la soo shaqeeyay madasha xilliyadii kala duwanaa,waxaana kulanka kasoo qeyb galay Xildhibaanno,Agaasimayaal,dhalinyaro iyo xubnaha madasha kalsan.
Iidle Aadan Degane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here