Madasha is dhex-galka dhalinyrada ee Kalsan oo qabtay kulan lagu soo bandhigayay Buugaag Cusub

0
281

Madal si qurux badan loo soo abaabulay oo ay isgu yimaadeen Culimo,aqoonyahano, siyaasiyiin, waxgarad iyo qeybaha kale duwan ee bulshada ,Kulanka ayaa waxaa soo qaban-qaabisay madasha is dhex-galka dhalinyrada Soomaaliyeed ee Kalsan, oo ay ku qabteen bandhiga buugaagtan Maglaada kismaayo.

Waxaan madashan lagu soo bandhigay Buugaag ay qoreen  dhalinyro hal abuur  da’a yar ah oo kala yimid gobolada dalka.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here