Madasha Kalsan oo kulan dood wadaag ah u qabatay dhalinyarada Kismaayo

0
340
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulankan dhalinyarada kalsan oo lagu qabtay maagalada kismaayo ayaa waxa uu ahaa kulan talo iyo dood wadaag ah,kaas oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here