Madaraso Lagu baran doono Qur’aanka Kariimka Oo laga furay Magaalada Baydhabo.

0
132

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-madarasadaan oo lagu baran doona qur’aanka kariimka ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ka hiriglisey xildhibaan luul ibraahim oo ka mid ah barlamaanka dowlada fadaraalka soomaliya taasi oo ay u soo wakiilstay ururka dhalinyarada, waxeyna ay madarasada ka kooban tahay qolal iyo musqulo. madarasadaan oo dib u dhis lagu sameeyay ayaa waxaa wax ku baran jiray ku dhawaad boqolaal arday.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here