Madaraso lagu baran doono Qur’aanka Kariimka oo laga furay Baydhabo

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadaan oo lagu qabtay magaalada Baydho ee gobalka Baay ayaa eheed mid xariga loogu jaraayay Madaraso lagu Baran doono Qur’aanka Kariimka iyo Axkaamta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here