Madarasada Sacaadu Daareyn ee Kismaayo oo Abaalmarin gudoonsiisay arday xifdisay Quraanka Kariimka

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madarasada Sacaadul Daarayn ee magaalada kismaayo  oo Abaalmarin gudoonsiisay qaar ka mida ardayda xifdisay Quraanka Kariimka qowlkii eebe.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here