Madarasada Al-Aqsa Al-Mubaarik ee Kismaayo oo xaflad sagootin ah u qabatay ardey baratay xifdinta Qur’aanka Kariimka

0
533

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa ku yaalo goobo badan oo lagu barto xifdinta Qur’aanka kariimka.

Madarasada Al-Aqsa Al Mubaarik ee magaalada kismaayo ayaa qabatay xaflad lagu sagootinayey ardey baratay xifdinta Qur’aanka Kariimka oo in muda ah ay soo baranayeen

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here