Madal ka Shaqayn doonta Xoojinta Ganacsiga iyo Xirfad barista Dhalinyarada oo Kismaayo Laga daah furay.

0
173

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa laga daah furay Madal lagu magacaabo wadarsan taas oo fikirkeeda iyo aas aaskeeda ay  leeyihiin dhalinyaro Soomaliyed oo aqoon yahano.

Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here