Machadka Horyaal ee Magaalada Kismaayo oo shahadooyin gudoonsiiyay arday ka qalinjabisay machadkaasi.

0
229

Machadka barashada luuqadaha iyo culuumta kala duwan ee computerka ee Horyaal ayaa waxaa maanta ka qalan Jabisay ilaa 105 arday oo machadka ka baratay luuqadhaha  iyo culuumta computerka,  waxayna noqonayaan Dufcadii sideedaad ee wax kabarata machadka Horyaal munaasbada qalin jabinta waxaa kasoo qeyb-galay arday maamulka iskuulka waalidiin bahada waxbarashada Magaalada Kismaayo iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here