Machadka Al-Irshaad ee magaalada Kismaayo oo Xaflad u qabtay Arday ka Qalin jebisay

0
360
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka Al-Irshaad oo  ka mid ah macaahidda magaalada Kismaayo ayaa munaasabad sagootin ah u sameeyey Arday baratay culuumta shareecada islaamka.
qaar ka mid ah ardeyda qalin jabineysay ayaa goobta ku soo bandhigay cilmiga ay ka barteen machadka Al-Irshaad ee magaalada Kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here