Machadka Al-Ikraam ee magaalada Kismaayo oo xaflad qalinjibin ah u qabtay 160 Arday

0
431

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Al-ikraam oo ka mid ah macaahida ku yaallo magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa uu xaflad qalin-jebin ah u qabtay ilaa 160 arday oo muddo labo sano ah baranayay luuqadda Ingiriiska ah.

Machadka ayaa xaflad si heer sare loo soo agaasimay ugu qabtay Ardayda Hotel Har-wanaag,waxaana xafladdaasi kasoo qayb galay mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland , waalidiin iyo Ardaydii qalinjebineysay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here