Machadka Al-ahzal Bardaale oo lagu soo kordhiyay barashada xirfada dhar tolista

0
83
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka Al-ahzal ee degmada Berdaale ee gobolka Baay oo lagu baran jiray cilmiga Diiniga iyo maadi ayaa hada  waxaa lagu soo kordhiyay barashada tolida dharka rag iyo dumar iyadoo looga faa’ideynaayo dhalinyarada jeceyl in ay bartaan dhar tolista.
Dhalinyaro badan oo shaqo yari ku heysato degmada Berdaale ayaa barashada xirfaddaan dhar tolista waxaa ay  ka caawin doontaa sidii ay u sameysan lahayeen shaqo noloshooda ay ku maareayaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here