Machaadka Al-Jasiira oo Ardayda dugsiyada sare dhigta ka caawiya muraajacaynta Maadooyinka qaar

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Al-Jasiira ee magaalada oo lagu barto luuqadaha iyo kombuyuutarka ayaa sido kale Ardayda dhigata dugsiyada sare ka caawiya barashada maadooyinka la isku yiraahdo santiifiga  sida saayniska Bayoolajia kimistiriga iyo maadooyin kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here