Macalimiinta Xarunta Talo-wadaag oo ka hadlay qaabka ay Ardayda wax u baraan

0
275

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xarunta Talo-wadaag ee magaalada Kismaayo oo ay dhigtaa Haween badan,ayaa waxaa lagu baraa Kombuyuutarka,dhar karinta iyo Cilaan saarka,Maamulaha Xarunta Ciise Cali Axmed kana mid ah barayaasha Iskuulka,ayaa faahfaahiyay fursadaha ay helaan Ardayda ka qalan jebiso xarunta.

Dhanka kale waxaa iyagana Idaacadda Waamo uga warbixiyay Arday hore uga qalan jebisay xarunta oo haatan barayaal ka ah isla xarunta sida ay ugu suurta gashay.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here