Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka tababarada Macalimiinta ee Dowlada Goboleedka Jubbaland faraciisa Dhoobley ayaa waxaa uu tababar siiyaa qaar kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley.
Machadka oo gacan ka helaya Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland ayaa Macalimiinta siiya Tababar kor loogu qaadayo xirfadda Macalinimo si loo helo Araday tayo waxbarasho leh.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.