Macalimiinta iyo maamulka iskuulka farsmada Gacanta oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la barto Farsamada gacanta

0
44
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Faramsada Gacanta ayaa waxaa ay doorwanaaagsan ka qadataa in ay bulshada fafahmaan wax ay ku fiican yihiin in ay bartaan
Dugsiyo badan oo lagu barto ayaa laga hirgaliyay magaalada Kismaaayo taas oo sare u qadeesa dhalinyrada in  ay bartaan wax ay ku fiican waxiyna taasi u horsedesaa in ay ku shaqestaan xirfadooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here