Macalimiinta Iskuulka Ahmed Bin Xambal oo ka warbixiyey doorka macalimiinta ay ku leeyihiin Waxbarashada

0
59
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka waxaa wax ka barta arday ka kala timaado xaafadaha kala duwan ee ka kooban tahay magaalada Kismaayo, waxaana arday iskuulkaasi kamid ah kuwo isku diyaarinaya qalin jabinta iskuulka ama Sanad Shahaadiga ah oo ah sanadka ugu dambeeyo waxbarashada Iskuulka,
Macalinka wuxuu kaalin muuqata ka qaataa hormarinta ubadka ku jira waxbarashada wuxuu soo saaraa arday dhisan oo sita aqoon ku filan wuxuuna dadaal ku bixiyaa sidii Ardaydiisa ay u noqon lahaayeen kuwa ugu sareeyo goobaha lagu soo bandhigo Aqoonta.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here