Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiyada Qur’aanka ayaa ah muhiimadda koowaad ee bulshada Islaamka,waxaana marka ay caruurta ay yar yihiin lagu abaabiyaa barashada Qur’aanka Kariimka.
Inta badan waalidiinta Soomaliyeed ayaa ah kuwa sharaf gaar ah siiya Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.