Macalimiinta Dhoobley oo Ka Warbixiyay Xaaladda Waxbarashada Degmada

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Horumaro Waxbarasho taasi oo ay da’yartu ku dhiiradeen inay aadaan goobaha Waxbarashada waxaana Degmada ku yaala Goobo badan oo iskugu jira Maadi iyo Diini Intaba.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here