Macalimiinta degmada Dhoobley oo ku baaqay in la hormariyo Waxbarashada Degmadaasi 

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley ayaa ku baaqay in si wadajir ah looga qeyb qaato horumarinta waxbarashada ee Degmadaasi, iayadoo hormaro kala duwan laga dareemayo degmada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here