Macalimiinta Ardayda baahiyaha gaarka qaba oo ka waramay sideey wax u baraan

0
357

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ku sugan Arday  qaba baahiyaha gaarka ah, kuwaasoo dhigta Waxbarashada iyo kuwo aanan waxbo baran oo Guryaha jooga.

Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah macalimiinta waxbara ardaydaasi oo ka warbixiyey sida ay wax u baraan iyo caqabaha ay la kulmaan ardayda baahiyaha gaarka qaba.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here