Macalimiinta Ardayda Baahiyaha gaarka ah ee magaalada Kismaayo oo ka hadlay sida ay u socoto Waxbarashada

0
330

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaaa ka jira xarumo waxbarsho ay ardeyda baahiyaha gaarka ah qaba ay wax ku bartaan, qaar ka mid ah iskuulada ku yaal magaalada kismaayo si ay ardeyda waxbarsho u helaan .

Dadaalada waxbarshada ee ardeyda baahiyaha gaarka  qaba  lagu bixinaaya waxaa gacanta ugu weyn ka geestay wasaaradda waxbarshada  Jubbaland oo kaashaneeysa Hay’adaha  kala duwan ee ka howl-gala magaalada Kismaayo  iyo ururka naafada Jubbland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here