Macalimiin fursado shaqo ka helay iskuul ku yaalla magaalada Baladweyne

0
131
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 9 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Hilaal ee magaalada Baladweyne.
Dhallinyaradan ayaa iskuulka ka dhiga maadooyin kala duwan iyadoo shaqadan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.
qaar ka mid ah Macalimiinta wax ka dhaga Iskuulka Hilaal ee Magaalada Balwayne ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin shaqadaan ay hayaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here