Macadka Macalimiinta Jubbaland oo lagu soo kordhiyay qayb lagu tababaro Macalimiinta wax bara caruurta baahiya gaar ah qaba

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka tababarka Macalimiinta Jubbaland ee ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu soo kordhiyay qayb lagu tababaro Macalimiinta wax u dhiga caruurta baahiyaha gaar ah qaba.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here