Machadka hormarinta Luuqadaha Al-Jaziira oo Xaflad qalin badalasho ah u qabtay qaar kamida Ardeyda Machadka

0
49
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka Al-Jaziira oo ka mid ah Macaahidda ku yaala Magaalada Kismaayo laguna barto  hormarinta Luuqadaha iyo Tignolajiyada ayaa Munaasabad qalin jibin ah u qabtay 40 arday oo macadka ka qalin jabiyay kuwaas oo bartay  Luuqadaha iyo Tignolajiyada Waxana xaflada qalin jibinta ardeydan kasoo qeeb galay  mamulka macadka Al Jaziira  gudoomiyaha jamacada daha faraceeda kismaayo  ardey walidiin iyo marti sharafkale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here