Mac-hadka umulisooyinka degmada Kismaayo oo qabtay Imtaxanka ay ku soo xulanayaan ardeyda ka mid noqoneysa mac-hadka

0
302
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mud ah gabdha soo dhameystay dugsiyada sare deeganada  Jubbaland ayaa u fariistay imtaxaan lagu kala saarayo ardeyda dooneysa in ay ku biiraam macadka umulisooyinka degmada Kismaayo.
Imtixaanka Ardeyda ku biiraya Machadka umulisooyinka ayaa waxaa furay wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here