Mac-hadka ALFIYA IBNU MAALIK oo munaasabad qalinjabin ah u qabtay Arday baratay Luuqadda Carabiga

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka barashada Luuqada Carabiga iyo Sayniska ee Alfiya Ibnu Maalik ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo ayaa xaflad si heer sare loosoo agaasimay uqabtay dufcadii koowaad ee ka qalin jabisay macadkaasi.

Munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay qaar kamid ah Culimada Kismaayo,  Macalimiin, Waalidiin, Arday iyo marti sharaf kale, Ugu horeyn qaar kamid ah ardaydii macadka ka qalin jabisay ayaa soo bandhigay waxyaabihii ay barteen.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here