Duulimaadyada Kismaayo iyo Dhoobley oo dib u bilaabanaya

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wax in mudda ah hakad ku jiray duulimadyada diyaradaha ee degmoyinka dhoobley iyo kismaayo taas oo sawab ay u aheed caqawada jiray oo kenay in dulimadyada adaya dhoobleey ama kuwa ka imanaya ee kismayo so adaya intaba ay maraan musqdisho waxana caqawada hakadka giliyay kamid aha robabki deerta sida u sheegay  Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo Cabdirisaaq Aadan Inshaar oo xafiiskisa warbaahinta kula hadlay carrabka ku adkeeyay in dhawaan ay bilaabanayaan duulimaadyada degmooyinka Dhoobley iyo Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here