Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo soo dhaweeyay Tababarayaal iyo Arday

0
213

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Garoonka Diyaaradaha Dagmada kismaanyo ee Sayid Maxamd Cabdile Xasan ayaa soo dhaweeyay Tababarayaal iyo Arday ka socotay Machadka culuumta maamulka garoomada iyo saadaasha hawada,Tababarayaasha iyo Ardayda ayaa Kismaayo u yimid indho indheyn iyo khibrad,iyagoona wareeystay shaqaalaha Garoonka diyaarahada magaalada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here