Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo Sheegay in Ganacsatada loo Fasaxay Garoonka inay Maalgashadaan

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maareeyaha Guud ee Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Cabdirisaaq Aadan Inshaar oo ka warbixiyay habsami u socodka shaqada garoonka ayaa sheegay in dadka ganacsata ah loo fasaxay in gudaha garoonka ay ka furtaan goobo ganacsi oo ay maalgashadaan.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here