Maamulka Xiiriirka kubada Cagta Jubbaland oo soo magacaabay xubno cusub oo Ururkaasi ka mid noqon doono

0
38
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiiriirka kubada Cagta Jubbaland ayaa waayadii dambe waday dadaalo kala duwan oo uu maamulka xiriirka kusoo magacaabi doono xubnaha kala duwan ee ururkaasi heer Gobol ilaa heer degmo.
Hadaba Gudomiyaha  Ururka Kubadda Cagta Jubbaland Mudane Ahmed Abdullahi Ahmed ayaa soo magacabay Gudoomiyaha Garsoorka Ururka Kubadda Cagta Jubbaland Iyo kaaliye Xoghaye guud ee Ururka Kubadda Cagta Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here