Maamulka Xarunta Tayo dhowrka Jubbaland oo ka warbixiyay sida ay xarunta u shaqeyso

0
315

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Iyadoo dhawaan xariga laga jaray Kambaniga Tayo dhowrka Jubbaland oo lagu koontorooli Alaabaha dalka dibadiisa laga keenay,ayaa waxaa ka warbixiyay qaabka ay xarunta u shaqeyso maareeyaha guud ee xarunta Tayo dhowrka Jubbaland.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here