Maamulka xarunta Talawadaag oo ka warbixiyay sida ay Haweenka wax u baraan

0
222

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku yaalla xarumo lagu barto farsamada gacanta,waxaana ka faa’iideeysto qaar ka mid ah Haweeenka ku nool magaalada Kismaayo.

Xarunta hormarinta Haweenka ee Talawadaag waxaa ay Haweenka ka bartaan xirfado kala galedisan oo ay nolashooda ku hormariyaan.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here