Maamulka xarunta lagu daweeyo dadka uu haleelo Caabuqa Covid-19 ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay sida ay xarunta u shaqeyso

0
349

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka covid19 ayaa waxa uu sameeyey bulshada ku nool caalamka iyadoo haatan ay dunida u muuqato mid ka soo kabaneyso saamaynta uu ugeystay xanuunka karoona.

Agaasimaha waaxda Caafimaadka iyo xaaladaha deg dega ah wasaaradda caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland ahna Agaasimaha guud ee xarunta daweeynta iyo la ta caalida dadka uu soo rito xanuunka covid19 ayaa faafahin ka bixinayaa qaabka ay u shaqeyso xaruntaasi iyo saamaynta xanuunka Coronavirus.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here