Maamulka Xarunta Hooyada iyo Dhallaanka Geedi ee magaalada Kismaayo oo ka waramay sida ay u shaqeyso Xaruntu

0
376

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada kismaayo ku yaal xarumo badan oo caafimaad kuwaas oo loogu adeego Hooyada iyo dhallaanka.

Xarunta geedi Hospital waxaa ay ka mid tahay xarumaha caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka waxa ayna shaqaaynaysay mudo ku dhaw 30 sano oo si joogta ah loogula tacaalayay xanuunada kala duwan ee ku dhaca hooyada iyo dhallaanka  ku nool magaalada kismaayo iyo Nawaaxigeeda.

Xaruntaan caafimaad waxaa ku xiran hooyoyinka uurka leh ee u baahan in lala socdo xaaladooda caafimaad,kuwa  xanuunada ka cabanaya iyo dhallaanka yar-yar.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here