Maamulka Xarunta Hooyada iyo Dhallaanka ee Afmadoow oo ka waramay Xaalada Xarunta

0
290

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Maamulka isbitaalka hooyada iyo dhallaanka degmada Afmadoow ayaa ka waramay adeegyada ay u qabtaan bulshada deegaanka xaruntan caafimaadka ayaa waxaa ku xiran bulshada ku nool Afmadow  iyo deegaanada ku dhaw degmada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here